Anshax Marin Tababare



Xidhiidhka Kubadda Kolayga Somaliland wuxuu ogeysiinayaa dhammaan kooxaha ka tirsan horyaalka in la qabanayo Tartanka Champion-ka Somaliland (Somaliland Basketball Champions League). Taas sanadka kastaa la qaban jiray Kooxaha doonaya inay ka qayb-galaan tartanka waxaa lagu Read more
Xidhiidhka Kubadda Kolayga Somaliland (SLBF) waxa uu hambalyo balaadhan u dirayaa Kooxda Kubadda Kolayga Dawladda Hoose Hargeysa oo guul iyo horumar muuqda ka gaadhay tartamada horyaalka hargeisa 2025 hamblyo hamblyo
0 Comments