Uncategorized
DHAGAX-DHIGISTA GAROONKA KUBADDA KOLEYGA XASAN XOOG
Maanta waxaa si rasmi ah u qabsoomay dhagax-dhigista garoonka kubadda koleyga, kaas oo noqon doona xarun ciyaareed casri ah oo kor u qaadi doonta horumarinta ciyaaraha dalkayaga. Dhagax-dhigistan waxaa hormuud u ahaa Xasan Xoog, oo ahaa ciyaaryahanadii hore ee kubadda koleyga Somaliland kana mid ahaa haldoorka soo maray ciyaarta. Xasan Read more


