Xafladda Furitaanka Dib-u-casriyeynta Garoonka Timacade
Waxaa si rasmi ah loo furi doonaa Garoonka Timacade kadib dib-u-casriyeyn ballaadhan oo lagu sameeyay, iyadoo lagu qaban doono kulanka xiisaha badan ee: Kooxda Warfaafinta Kooxda Gaashaan Kulanka Horyaalka Caasimada Taariikhda: 12/11/2025 – Arabaca Waqtiga: 8:00 fiidnimo Goobta: Garoonka Timacade Stadium


