SHAACINTA HORYAALKA HEERKA KOOWAAD EE KUBADDA

Xidhiidhka Kubadda Koleyga Somaliland ayaa si rasmi ah u shaacisay furitaanka Horyaalka Heerka Koowaad ee Kubadda Koleyga ee Hargeysa, kaas oo si rasmi ah u bilaaban doona 10 November 2025. Munaasabadda shaacinta horyaalka waxaa kasoo qaybgalay: Wasiir-ku-xigeenka Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha, Agaasimaha Waaxda Ciyaaraha, La taliyahaa Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha, Read more