DHAGAX-DHIGISTA GAROONKA KUBADDA KOLEYGA XASAN XOOG

Published by somfederation21@gmail.com on

Maanta waxaa si rasmi ah u qabsoomay dhagax-dhigista garoonka kubadda koleyga, kaas oo noqon doona xarun ciyaareed casri ah oo kor u qaadi doonta horumarinta ciyaaraha dalkayaga.

Dhagax-dhigistan waxaa hormuud u ahaa Xasan Xoog, oo ahaa ciyaaryahanadii hore ee kubadda koleyga Somaliland kana mid ahaa haldoorka soo maray ciyaarta. Xasan Xoog waxa uu garoonkan u dhisay isa wax-u-qabso, isagoo muujiyay waddaniyad, dadaal iyo kalgacal uu u hayo dhalinyarada iyo horumarinta isboortiga.

Categories: Uncategorized

0 Comments

Leave a Reply

Avatar placeholder

Your email address will not be published. Required fields are marked *