Magacaabis Rasmi ah

Published by somfederation21@gmail.com on

Xidhiidhka Kubadda Koleyga Somaliland (SLBF)

Xidhiidhka Kubadda Koleyga Somaliland (SLBF)

Magacaabis Rasmi ah

Xidhiidhka Kubadda Koleyga Somaliland waxa uu si rasmi ah u magacaabay madaxa diiwaan gelinta heshiishyada xidhiidhka kubada koleyga somaliland in

Waxaanu u rajaynaynaa inuu si daacadnimo iyo hawlkarnimo leh u gudan doono waajibaadkood saaran, isla markaana uu dardar gelin doono howlaha xidhiidhka kubada koleyga ee somaliland.

Allaa Mahad Leh

Categories: Uncategorized

0 Comments

Leave a Reply

Avatar placeholder

Your email address will not be published. Required fields are marked *