Table



Xidhiidhka Kubadda Kolayga Somaliland wuxuu ogeysiinayaa dhammaan kooxaha ka tirsan horyaalka in la qabanayo Tartanka Champion-ka Somaliland (Somaliland Basketball Champions League). Taas sanadka kastaa la qaban jiray Kooxaha doonaya inay ka qayb-galaan tartanka waxaa lagu Read more
Xidhiidhka Kubadda Kolayga Somaliland (SLBF) waxa uu hambalyo balaadhan u dirayaa Kooxda Kubadda Kolayga Dawladda Hoose Hargeysa oo guul iyo horumar muuqda ka gaadhay tartamada horyaalka hargeisa 2025 hamblyo hamblyo
Xidhiidhka Kubadda Kolayga JSL waxa uu maant ka qaybgalay Kulanka Isku-xidhka Ciyaaraha Loo Dhan Yahay oo maanta ay daah-furtay Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha JSL, waxaana furay Agaasimaha Guud Md. Cabdilahi Maxamed Maxamuud (Jiidhe). Xidhiidhka waxaku Read more
0 Comments