Xafladda Furitaanka Dib-u-casriyeynta Garoonka Timacade

Waxaa si rasmi ah loo furi doonaa Garoonka Timacade kadib dib-u-casriyeyn ballaadhan oo lagu sameeyay, iyadoo lagu qaban doono kulanka xiisaha badan ee:
Kooxda Warfaafinta
Kooxda Gaashaan
Kulanka Horyaalka Caasimada
Taariikhda: 12/11/2025 – Arabaca
Waqtiga: 8:00 fiidnimo
Goobta: Garoonka Timacade Stadium

0 Comments